Nidaamyada heerka federaalku waxay ku baaqayan u-qalmitaanka caymiskaaga caafimaad in la cusboonaysiiyo sannad kasta. Minnesota waxay dib u bilaabaysaa nidaamka cusboonaysiinta. Waa kuwan waxa laga filayo iyo waxa aad samayn karto.
Waad dhawri kartaa qorshahaaga Hennepin Health. Waxaan rabnaa inaan kaa caawino inaad iska ilaaliso inaad lumiso caymiskaaga caafimaadka iyo carqaladaynta suurtagalka ah ee la kulanka dhakhtarkaaga ama buuxinta warqada dhakhtarka daawada kuugu qoro.
Waxaan kaa caawin karnaa: