Nidaamyada heerka federaalku waxay ku baaqayan u-qalmitaanka caymiskaaga caafimaad in la cusboonaysiiyo sannad kasta. Minnesota waxay bilowday hababka dib u cusboonaysiinta. Waa kuwan waxa laga filayo iyo waxa aad samayn karto.
Waad dhawri kartaa qorshahaaga Hennepin Health. Waxaan rabnaa inaan kaa caawino inaad iska ilaaliso inaad lumiso caymiskaaga caafimaadka iyo carqaladaynta suurtagalka ah ee la kulanka dhakhtarkaaga ama buuxinta warqada dhakhtarka daawada kuugu qoro.
Waxaan kaa caawin karnaa:
Ma u baahan tahay in lagaa caawiyo buuxinta waraaqaha? Hel hagaha MNsure ama ka wac Xubin ka mid ah Adeegyadeena Xubinta 612-596-1036, TTY 711.
Ama booqo mn.gov/dhs/renewmycoverage si aad wax badan u ogaato.